UNIVARSITY.ORG | How to Apply The government of Brunei Darussalam Scholarship| Sida lo xareysto scholarship-ka Brunei
Interesting information about Universities
information about Universities, University, complete university guide, university league tables, which university should i go to, which university course is right for me, which university gives the most scholarship, iipm affiliated to which university, which university is best for mba distance education, which university is the best in the world,
40028
single,single-post,postid-40028,single-format-standard,ajax_leftright,page_not_loaded,,qode-title-hidden,qode-theme-ver-7.6.2,wpb-js-composer js-comp-ver-4.6.2,vc_responsive

04 Oct How to Apply The government of Brunei Darussalam Scholarship| Sida lo xareysto scholarship-ka Brunei



video-gan waxa ku sharaxaya qaabka lo xareyo deeqda waxbarasho eeBrunei Darussalam
Visit the the page https://www.youtube.com/channel/UCdoJfkMJ-rWosmgExqgneCg?view_as=subscriber?sub_confirmation=1
Faldan subsribe saar like iyo share na dheh
*Offical scholarship Link= link=ga saxda ah ee scholarship-ka
http://mfa.gov.bn/Pages/BDGS.aspx

* Universities = Jaamacadaha
1. UNIVERSITI BRUNEI DARUSSALAM
http://mfa.gov.bn/PublishingImages/Pages/BDGS/UBD.pdf
2. Universiti Islam Sultan Sharif Ali (UNISSA)
http://mfa.gov.bn/PublishingImages/Pages/BDGS/UNISSA.pdf
3. UNIVERSITI TEKNOLOGI BRUNEI
http://mfa.gov.bn/PublishingImages/Pages/BDGS/UTB’s%20programmes%202020-2021%20for%20MOFAT%20(FINAL%20-%20REVISED%2018%20DEC%202019).pdf
4. Politeknik Brunei
http://mfa.gov.bn/PublishingImages/bdscholarship2020/ER%202020_MFA%20-%20Politeknik.pdf

* Application form = Foomka xareynta
http://mfa.gov.bn/PublishingImages/Pages/BDGS/BDGS%20APPLICATION%20FORM%202020-2021.doc

* My social media

Email: zahirmo10@gmail.com
Facebook: https://www.facebook.com/ZahirPinhani/
Instagram: https://www.instagram.com/zahirpinhani/

VISIT ONE OF OUR SPONSORS. WITHOUT THEM, OUR WEBSITE WOULD NOT BE POSSIBLE.
MOST RECENT COMMENTS
27 Comments
  • Samuel Obeng Nti
    Posted at 16:20h, 04 October

    I applied last year, please I want to know when the results will be out.

  • zadaam hossny
    Posted at 16:20h, 04 October

    Asc wll mesha Brunei somali Ma jogtaa wllow

  • suldan afrikaani
    Posted at 16:20h, 04 October

    Jaamacadaha qaar wll code course ma leh

  • Nadiira Khadar
    Posted at 16:20h, 04 October

    Walaal shahaadooyinka iyo waraaqah ma scan ayaad saaraysaa kadib waad ku daba daraysaa 14 bogg.

  • Huda Mohamed
    Posted at 16:20h, 04 October

    walalo mudo inte leg ba lguso jawaabya

  • Mujahid Hussain
    Posted at 16:20h, 04 October

    Email subject through which we send application

  • Mujahid Hussain
    Posted at 16:20h, 04 October

    Aslam o alaikum what we write in email subject when we send our application through email …

  • Yahye Daqare
    Posted at 16:20h, 04 October

    Waa Mahadsanthy Bro

    Jamacadaha deeqdan Bixinayo Dhamaantood Waxey U Baahan Yihiin Shahaadooyin Caalami Ah OO English Sida;-
    *GCE
    *IGCSE
    *IELTS
    *TOEFL.

    Sida Aan Wada Ognahayna Shahaadooyinkaan Somalia gudaheeda laguma bixiyo Sidaa Daradeed Ardeyda Undergraduateka Daneynaya Maka faa'ideysan karaan Nasiib wanaag.

    Taaa Hala Ogaado .

  • Sayid Cali
    Posted at 16:20h, 04 October

    Wll iELts la aanteed ma xarayn kartsa????

  • Guled Daqare
    Posted at 16:20h, 04 October

    Bro waxan ku weydina c1 iyo c2 qeebta refference ga qofka kuu ah uu buuxinayo qalin muu ku buuxinaa micnaha handwritting, mise computer, formka intiisa kale handwritting waka mamnuuc wa fahmay qeebta refference wee ku duwantahay qaabka ee u sameesantahay application ka intiisa kale, hadii ee computer noqoto qaabke ayuu u saxiixaa qofka refference ga ku ah

  • Mujahid Hussain
    Posted at 16:20h, 04 October

    I want to know how my professor email references letter wht consider in reference letter jst these 2 pages which r given in the application form nd wht they write in the subjecy when they email reference letter how they recognise about which letter belong to which condidate

  • Cabdifitaax Jifi
    Posted at 16:20h, 04 October

    Masuul Taleefoon malaga apply gareey karo miyaaa

  • Farah omar
    Posted at 16:20h, 04 October

    Mhdsnd bruther waxi igu so adkada wankulaso socodsina i.a

  • Asma Ali
    Posted at 16:20h, 04 October

    Wll adiga oo raaliya ilaa gorma ayuu ku egyahay

  • Muhammad Waseem Akbar
    Posted at 16:20h, 04 October

    Sir what to write in place of challan number when we transfer payment through jazz cash account? ……TID #…..

  • zaki abdi yaasiin
    Posted at 16:20h, 04 October

    Walaal zahir minxada Brunei ma codsankaraa anoo kujira sanadkeygii ugu danbeeyey jaamacada taas iiga soo jwb adoo mahadsan

  • Mohammed Awale
    Posted at 16:20h, 04 October

    Adigu Wali ma tagtay Brunei

  • omar abdulahi
    Posted at 16:20h, 04 October

    Asc Thanks BRO
    waxaan ku weydinaa qofka raba inuu xareysto heerka 2aad (master degree). Transcript kuma qorna average grade.Transcript BS grades wuxu u qoran yahay (A+, A, B, B+), suasheeda waxy tahay madooyinka qatay iyo kuwii ku bashay Medium kooda side u qoraya.
    Transcript BS average kuma qornee

  • mohamoud qarey
    Posted at 16:20h, 04 October

    Walal mahad sanid aad baan kaaga mahad celinayaa fahanka wanaagsan aad igasiisay, waxaan kuwaydiinayaa c1 c2 waad dhaaftay markaad sharaxaysay waa labuuxinayaa saw ma ahan.

  • Dhaqaalaha
    Posted at 16:20h, 04 October

    Sxp waa mahadsantahy waan fahmay dhamaan lkn hal mid ayaa iga dhiman oo ah foomka marka buuxiyo oo aan daabaco kadib saxiixa iyo stampada lasaaro
    Mawaxa sameeyna markaas scan inaa saaro kadib pdf u badalo mise qaab kaleeta jiro sxp thanks

  • خبايا الروح
    Posted at 16:20h, 04 October

    Somaliland ayan jooga ma ka buuxin kara wasarada arimaha dibada sland

  • deeq mohamed
    Posted at 16:20h, 04 October

    Thanks alot bro.
    Sawirka requirements ku jiraa ma ka applicationka lagu dhajinayo baa mise waa kuwo dheeraad ah?

  • Yuunis Yasac Macalin
    Posted at 16:20h, 04 October

    Wll xage lagala xariiri kara

  • suldan afrikaani
    Posted at 16:20h, 04 October

    Wll l4 waraaqood ee dambeeya gacan miyaa lagu qorayaa sababtoo ah waxa loo baahan yahay saxeex ama shambad

  • suhayb hamud
    Posted at 16:20h, 04 October

    walal waxad ifahan siisa examka english lagalayo waa maxayna se halkee ayaa lagu galaya examka ah IELTS

  • hamze mohamed osman
    Posted at 16:20h, 04 October

    sxp waxay igu leyahay CODE gali sxp bal taas wax iga sheeg

  • hamze mohamed osman
    Posted at 16:20h, 04 October

    sxp waxad tahay qof qiimo leh waxan ahaa qofkii kushegay er kudhahy noo sobaadh sxp aad ayad umahadzan tahay

YOU CAN NOW ADVERTISE WITH US. PLEASE CONTACT US FOR FURTHER INFORMATION IN REGARDS TO PRICING ETC.